(Akhariso) Shuruudaha ka mid noqoshada Ergooyinka dooranaya Xildhibaanada Golaha Shacabka

Kulanka madaxda DF iyo dowlad goboleedyada ayaa waxaa laga soo saaray shuruudaha ka mid noqoshada ergooyinka beelaha ee soo dooranaya Xildhibaanada golaha shacabka. Xildhibaan kasta sida horey loo shaaciyey waxaa dooranaya 101 ergo oo ka tirsan beesha iska leh kursigaas, waxaana ergay walba laga rabaa inuu soo buuxiyo shuruudaha hoos ku xusan. 1- Inuu yahay … Continue reading (Akhariso) Shuruudaha ka mid noqoshada Ergooyinka dooranaya Xildhibaanada Golaha Shacabka